Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo qaabilay wafdi ka socda dalka Masar
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafti sare oo ka socday Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Masar,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga shaqada Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Xeerka Shaqada Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada,...
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Safiirka Indonesia
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sarreeye guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya Dr. Maxamad Hery Saripudin.
Kulanka Taliyaha iyo...
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya horumarinta Tamarta
Wasiirka wasaaradda batroolka iyo macdanta xukuumadda Soomaaliya mudane Daahir Shire Maxamed ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda dalka Azerbaijan oo uu hoggaaminayay Wasiir ku...
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo qaabbilay safiirka Falastiin ee Soomaaliya
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehilyaan guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo guddoomiye ku-xigeenka hay’adda culimada...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Beerta Ummadda ee gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa dhagax dhigay Beerta Ummadda ee gobolka Banaadir, oo qeyb ka ah qorshaha...
Madaxweyne Lafta gareen oo saxiixay shrciga naafada Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa saxiixay shrciga naafada Koonfur Galbeed oo ay diyaarisay Wasaarada Haweenka Dowladda Koonfur Galbeed.
Wasiirka Haweenka Marwo...
Wasiirka shaqada XFS oo qaabbilay wafdi ka socday safaaradda Norway ee Soomaaliya
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Waddani ayaa maanta kulan...
Wasiir Cali Balcad oo qaabbilay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda dalka Azerbaijan
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibedda iyo xiriirka caalamiga XFS Cali Cumar (Cali balcad) ayaa garoonka diyaaradaha Muqdosho ku qaabbilay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda...
Wasiirka amniga gudaha dalka oo gaaray Turkiga
Ankara: Wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tegay dalka Turkiga ,...










