Wararka Gudaha

Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka horumarinta dhaqaalaha dalalka Carabta ee ka socda...

0
Abu Dhabi- Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa khudbad muhiim ah ka...

War-murtiyeed kasoo baxay kulan dhex maray madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed

0
War-murtiyeed dhinacyo badan taabanaya ayaa kasoo baxay kulan ay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ku yeesheen madaxtooyada Qaranka ee Muqdisho. War-murtiyeedka ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo muqdisho kusoo dhoweeyay Ra’iisul wasaare Abiy Axmed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga...

RA’IISUL WASAARAHA ETHIOPIA OO MAANTA BOOQASHO KU IMAANAYAA MAGAALADA MUQDISHO

0
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Axmed Cali ayaa maanta booqasho ku imaanaya magaalada Muqdisho. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa qeyb ka ah isku soo dhowaanshaha iyo...

Khawaarijta oo jab xooggan lagu gaarsiiyay duleedka Balcad

0
Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa waaberigii hore ee saakay fashiliyey weerar naf la caarinimo oo ay Khawaarijtu kusoo qaadeen duleedka degmada Balcad ee...

Wasiirka Amniga oo kormeer socod ah ku maray waddooyinka Muqdisho

0
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamed Axmed Amiir...

Wasaaradda gaashaandhigga oo war ka soo saartay hawlgalka AUSSOM

0
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgelinta howlgalka cusub ee AUSSOM ayaa ugu horeyn u mahadcelisay Guddiga isku xirka...

Dowladda Imaaraadka oo deeq raashiin ah ku wareejisay hay’adda SoDMA

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa deeq raashin ah oo loogu tala-galay dadka nugul ee saboolka ah kala wareegay Safiirka isku-tagga...

NISA oo burburisay gaadiid ay khawaarijtu kasoo buuxisay qaraxyo

0
Howlgal duqayn ah oo ay xalay fuliyeen ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka iyo saaxiibbada caalamka ayaa lagu naafeeyay khawaarijta Al-shabaab. War saxaafadeed kasoo baxay...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka qayb galay dood ku aaddan dhamaystirka dastuurka

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa ka qaybgalay dood ku saabsaneyd dhamaystirka dastuurka iyo doorashooyinka dalka. Wasiir...