Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirada dalalka Masar, Indonesia, Sweden, Finland,...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirro ka socda siddeed dal...

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Midowga Yurub...

Wasiirka Wasaardda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee XFS oo kulan la qaadatay madaxa...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeelatay Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Women...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Nuqullo ka Mid ah Waraaqadaha Aqoonsiga Danjirinimo ka Guddoomay Danjireyaal...

0
Mudisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga XFS Mudane Cabdisalam Cabdi Cali ayaa maanta ka guddoomay nuqullo kamid ah waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiirrada...

Dowladda Jarmalka oo si Buuxda u Aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku faraxsan tahay go’aanka rasmiga ah ee Dowladda Federaalka Jarmalka ay ku aqoonsatay...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee XFS oo ka qayb galay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha...

0
Nairobi(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qayb-galay shir heer caalami ah oo muddo labo maalmood ah...

Arday reer Sudan ah oo deeq waxbarasho ka helay Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo dhaweeyey arday u dhalatay dalka Suudaan oo deeq waxbarasho ka...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay danjiraha Sucuudiga

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya mudane...

Guddiga adeegga bulshada ee Aqalka sare oo kormeeray xarunta guddiga shaqaaha rayidka

0
Guddiga horumarinta Adeegga Bulshada, arrimaha Bani’aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka...

Wasiirka arrimaha dibadda oo Muqdisho ka furay madasha maalgashiga iyo bandhigga Qurbe-joogta

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Madasha Maalgashiga...