Wasiirka Maaliyadda XFS oo washington kulamo muhiim ah kula qaatay madaxda iyo ururada Caalamiga...
Xili ay gabagabo ku dhaw yihiin shirarka xiliga Guโga ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka ee ka soconaya Magaalada Washington DC ayaa Wasiirka Wasaaradda...
Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo saaka ka bilaabantay lix degmo ka tirsan gobolka Banaadir
Degmooyinka Hodan,hawlwadaag,Kaaraan,Yaaqshiid,Warta Nabada,Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa waxaa saakay ka bilaabay is diiwaangelinta codbixiyaasha ,kuwaas oo la qorsheeyay in ay qeyb ka noqdaan doorashada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir-madaxeedka dalalka Ciidamada AUSSOM
Entebbeโ-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo...
Wasiirka Amniga iyo taliyaha Booliiska oo qaabilay Wasiirka arrimaha guddaha Ciraaq
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xarunta Tababarka Ciidanka ee Generaal...
Ciidanka xoogga oo dilay 21 khawaarij ah
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal Qorsheysan ka fuliyay deegaanka Baladul-Amiin ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo khawaarijta lagu gaarsiiyay khasaare...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ XFS ๐จ๐จ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซweynaha ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ kaga hadlay dhaqaalaha Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudnae Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Washington DC ayaa ka qeyb galay shirka heerka sare ee...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kampala kaga qeybgelaya Shir-Madaxeed looga hadlayo Hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.
2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Wasiirka Arrimaha...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Ciraaq
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Ciraaq Mudane Cabdi Amiir Kaamil Al-shamari oo...
Safiirka Soomaaliya ee Mongolia oo la kulantay Wasiirro ka tirsan xukuumadda dalkaasi
Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Mongolia (ee aan degganaasho ku lahayn), Drs. Hodan Osman Abdi, ayaa kulan miro-dhal ah magaalada Ulaanbaatar kula qaadatay...
2-kun oo naftooda ku waayey dagaalka Gaza,ka dib bishii March
In ka badan 60 qof ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay Qaza tan iyo aroornimadii shalay, waxaana weli isa soo taraya khasaaraha ka...










