Wararka Gudaha

Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya

0
Ergayga Qaramada Midoobay ee Turkiga Ahmet Yildiz ayaa si kulul u cambaareeyay weerarrada joogtada ah ee Israaโ€™iil ay ka geysanayso gudaha Dalka Suuriya,xilli uu...

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee XFS oo la kulmay madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Aljeria

0
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saciid Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ย ee...

Shirka wasiiradda isbeddelka Cimilada ee Afrika oo Nairobi lagu soo gabo gabeeyey

0
Shirka wasiiradda isbeddelka Cimilada ee Afrika oo Nairobi lagu soo gabo gabeeyey,Shirkan ayaa waxaa Soomaaliya uga qeyb galay wafdi uu hogaamiyay Wasiirka Deeganka iyo...

Shirka ciidanka heeganka Afrikada Bari oo galay maalintii saddexaad

0
Shirka 34-aad ee Hayโ€™adaha Sare ee Ciidamada Heeganka Afrikada Bari (EASF) ayaa galay maantii sedexaad iyada oo uu furmay Kalfadhiga Heerka Sare ee Taliyeyaasha...

Dowladda Soomaaliya oo Hirgelisay War Lalis Warbaahineed Casri ah (Media Satellite Teleport)

0
Muddo haatan laga joogo 35 sano kadib, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u hirgelisay war laliskii ugu horeeyay ee warbaahinta (Media Satellite...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo la kulmay dhiggiisa dalka Talyaaniga

0
Rome- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi oo hogaaminayo ayaa safar shaqo ku Jooga Dalka Talyaaniga. Wafdiga Ciidanka XDS...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Shbaeellada hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 144-aad ee ka tirsan Guutada October, ayaa maanta guul weyn ka gaaray howlgal qorsheysan oo ka dhacay...