Guddoomiye Muuse Salaad: Khawaarijta waxaan ka dilay 3 horjooge iyo maleeshiyaadkii ay wateen
Hiiraan:-Guuddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo goordhow Warbaahinta Qaranka kula hadlay furimaha dagaalka ee Aagga Jiciboow ayaa yiriβ Argagixisada waxaan ka saarnay deegaanno...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey guulaha ay soo hoyeen ciidanka iyo shacabka Dowlad Goboleedka Puntland, dagaalka lagula jiro Khawaarijta argagixisada Daacish, isagoo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalaya kulan hordhac u ah shir madaxeedka Tansania
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalaya maanta kulan loogu gogol-xaarayo Shir madaxeedka wadaagga ah ee urur goboleedyada EAC-SADC
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga,...
Ciidanka Dowladda oo cagta mariyay koox khawaarij ah oo ku sugnaa Hiiraan
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa nabad-sugidda ayaa maanta jab xoogan gaarsiiyay kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaayey deegaada buuraleyda ah ee dhaca agagaarka wabiga Shabeelle...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY DHIGGIISA UGANDA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Ugaandha, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.
Madaxweynaha ayaa...
Maamulka Cisbitaalka Banaadir oo u dabbaaldegay xuska sanadguurada 48-aad
Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo maamulka Cisbitaalka Banaadir ayaa ka qeyb galay xaflad lagu maamuusaayey waxqabadka iyo xuska sanadguurada 48-aad ee ka soo...
Trump oo cunaqabateyn dhaqaale iyo mid safar ku soo rogay shaqaalaha maxkamadda ICC
Madaxweyne Donald Trump ayaa saxiixay amar fulin ah oo lagu cunaqabateynayo maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada, isagoo ku eedeeyay in ay beegsaneyso Mareykanka iyo...
Hanti-dhowraha Guud ee JFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Masar
Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa kulan la xiriiray xoojintaΒ xiriirka iskaashi iyo wada shaqeyn laga yeesho arrimaha labada hayβadood la qaatay...
Madaxweynaha JFS oo xoojiyay baaqa Golaha Wasiirrada ee dagaalka ka dhanka ah Daacish
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sii xoojiyay baaqa Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan howlgalka ka dhanka ah argagixisada...
ππ¨π₯ππ‘π πππ¬π’π’π«πππ π¨π¨ π¦πππ§ππ ππ§π¬π’π±π’π²ππ² π‘ππ¬π‘π’π’π¬π²π¨ ππ² π°πππ π ππ₯πππ§ ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²π π’π²π¨ ππ¬ππ«πππ£πππ§
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyey laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan, kuwaas oo ku saabsan...










