Wararka Gudaha

Guddoomiyaha G/shacabka BJFS oo qaabilay Safiirka Talyaaniga

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaallya...

Wasiirka Warfaafinta iyo Safiirka Talyaaniga oo xarigga ka jaray Studiyaasha TV-ga Qaranka oo dib...

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daaโ€™uud Aways Jaamac iyo Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Danjire Peir Mario Docco Coppi ayaa maanta...

Wasiirrada Beeraha iyo Deegaanka oo kormeer ku tagay Xarunta Kaydka Cuntada ee Malco Foods

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada mudane, Bashiir Maxamed Jaamac ,ayaa...

Turkiga oo ku sharfay Dowladda Soomaaliya taageerada wax ka qabashada dhibaatadii ka dhalatay dhulgariirkii...

0
Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku sharfay Dowladda Soomaaliya taageerada wax ka qabashada dhibaatadii ka dhalatay dhulgariirkii 6-dii Febraayo, 2023. Munaasabad lagu xusayay...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daahfuray kulan looga hadlayo xakameynta iyo ka hortagga faafitaanka fikradaha...

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekhโ€™โ€™ Xalka colaadda DRC waa in uu ku saleysnaadaa is-afgarad iyo nabadโ€™โ€™

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay Shir Madaxeedka aan caadiga ahayn ee Dalladaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo Horumarinta...

Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay la macaamilka khawaarijta

0
Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga Guddaha, Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maanta shir jaraaโ€™id ku qabtay muqdisho...

Guddoomiye Muuse Salaad: waxaan Maxaabiis ahaan u qabanay horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta

0
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo faah faahin ka bixiyey dagaallo jab xooggan lagu gaarsiiyey Khawaarijta oo ka dhacay qeybo ka tirsan gobolkaasi. Guddoomiye...

Wasiirka Petrolka XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga

0
Ankara:-Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee XFS Mudane. Daahir Shire Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la kulmay dhigiisa dalka Turkiga Mudane Alparslan Bayraktar. Labada...