GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO DAAHFURAY MASHRUUCA GOLE-KAAB
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay furitaanka mashruuca Gole-Kaab oo isku xiri...
GUDDIGA HEER WASIIR EE MAAREYNTA ISTICMAALKA KHALDAN EE BARAHA BULSHADA OO KULAN YEESHAY
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโuud Aweys Jaamac ayaa guddoomiyay shirka Guddiga Heer ee Wasiir ee Ka Hortagga Isticmaalka...
Wasiirka Xanaanad Xoolaha oo kulan la qaatay kaaliyaha Agaasimaha Guud ee FAO
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta & Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa kulan la qaatay kaaliyaha Agaasimaha Guud ee FAO ahna wakiilka Afrika
Dr....
๐๐๐ซ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ซ๐๐ก๐๐ ๐ฎ ๐๐ก ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฑ๐ช๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu billaabay daraasad lagu qiimeynayo waxqabadka iyo hufnaanta adeegyada isbitaallada dadweynaha ee Muqdisho.
๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐ ๐๐๐ ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐๐?
.Tayada adeegyada la...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa Macawisleyda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa halyeeyada...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐ ๐ oo la kulmay ๐๐๐ฆ๐๐ฌ ๐๐ฐ๐๐ง.
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergayga Xoghayaha Guud ee...
Ciidamada Xoogga Dalka oo ka hor-tegay dhagaro argagixisada damacsanaayeen
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ka samaeeyay deegaannada Bacadka Faarax Aadan iyo Caliyaale oo hoostaga degmada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Siihayaha Safaaradda Norway kala hadlay iskaashi wadaagga
asiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Siihayaha...
Madaxweyne Laftagareen oo saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Baniโaadanimada
Madaxweynaha Dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdฤฑcasฤฑฤฑs Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Baniโaadanimada oo ay diyaarisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta...
Duqa Muqdisho oo kulan dhiirigalin ah ugu sameeyay mid ka mid ah Dhallinyarada hal...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kulan soo dhaweyn iyo dhiiragalin ah Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar...










