Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Laascaanood ku Qaabilay Wafdi Ballaaran oo ka Socda Dalka Jabuuti

0
Laasacaanood(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hoyga uu ka Degan yahay Magaalada Laascaanood ku qaabilay, Wafdi ka socda Dowladda...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda XJFS oo kulan la qaatay Wasiirka Qoyska iyo Adeegyada...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya Mudane Prof. Salim Aliyoow Ibro, ayaa kulan Laba Geesood ah la yeeshay Wasiiradda Qoyska iyo Adeegyada...

Dowladda Koonfurta Sudan oo si Weyn u Taageertay Ilaalinta Madaxbanaanida,Midnimada iyo Wadajirka Dalka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Koonfurta Suudaan ayaa si rasmi ah u muujisay Taageero Buuxda oo ay u hayso Mowqifyada Midowga Afrika (AU) iyo Urur-Goboleedka IGAD ee...

Madaxweynaha JFS Muadane Xasan sheekh Maxamuud ayaa ku Booriyey Odayaasha Dhaqanka Maamul Gobolleed Waqooyi...

0
Laascaanood:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari oo uu kala hadlay adkeynta midnimada...

Madaxweynaha JFS oo si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad gobolleedka...

0
Laascaanood:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ee...

Wafdi ka socda Dalka Jabuuti oo soo gaaray laascaanood

0
Laascaanood:-Wafdi sare oo ka socda Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, ayagoo...

Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhoweeyey Laascaanood

0
Laascaanood:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad gobolleedka Waqooyi...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 16-ka Janaayo,2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaarey magaalada Laas Caanood ee caasimadda Dowlad Goboleedka Waqooyi...

Safiiradda Soomaaliya iyo Sucuudiga u fadhiya koonfur Afrika oo kulan wada qaatay

0
Pretoria:-Waxaa Maanta Booqasho Sharafeed Ku yimid Xarunta Safaarada Soomaaliya Ee Dalka Koonfur Afrika Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee dalka Koonfur Afrika Amb Faysal Bin...

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Laascaanood

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Laascaanood oo xarun u ah Dowlad Goboleedka Waqooyi...