laftagareen oo kormeeray dhismaha Cusub Terminaalka ee Garoonka Baydhabo
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Kormeerey Dhismaha Cusub Terminalka Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Airport ee Magaalada Baydhabo oo...
Wasiirka Dekedaha oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka, Dekedaha iyo Tiknoolijiyadda Dowladda Cumaan
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka badda Soomaaliya Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka, Dekedaha iyo Tiknoolijiyadda Dowladda Cumaan Siciid Bin...
Duqeymo lagu Bartilmaameedsaday Haraadiga Kooxda Daacish oo ka Dhacay Puntland
Hawlgal duqeymo ah oo ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu bartilmaameedsaday firxadka maleeshiyaadka Daacish ( ISIS) ee...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Kenya uga qeyb-galay dhoolatuska militari ee JUSTIFIED ACCORD
Nairobi:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa markii labaad qeyb wayn ka qaatay carbiska militari ee JUSTIFIED ACCORD oo sanadkan lagu qabtay dalka Kenya, iyadoo Munaasabadda...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฌ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabadda 55-guuradii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed,...
Madaxweynaha JFS oo khudbad dhinacyo badan leh ka jeediyay furitaanka Baarlamaanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhigii 6-aad ee golaha Baarlamaanka ayaa u jeediyey khudbada Madaxweynaha ee Dastuuriga ah.
Madaxweyne...
Horjoogayaal muhiim u ahaa khawaarijta oo lagu xasuuqay degaanka ceel Cali axmed
Faah Faahinta Horjoogayaal sar sare oo Khawaarijta looga dilay Gobolka Shabeelada Dhexe
Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Horjoogayaal sar sare oo ka tirsanaa...
SODMA oo soo xirtay tababar kor loogu qaadayo hawlwadeenada gurmadka Deg Dega ah
Xarunta Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Deg-degga ee Hayโadda Maareynta Musiibooyinka ayaa soo gabagabeysay tababarro toos ah (practical) oo lagu diyaarinayay aqoonta iyo kartida howlwadeennada...
Ciidanka Xoogga oo soo gaba gabeeyey hawlgal ka dhan ahaa khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Dadka deegaanka ayaa soo afjaray maleeshiyaad fara ku tiris ahaa oo gabaad ka dhiganayey goobo ka mid ah deegaankii...
Danjire Mohamed Zubeyr oo la kulmay Madaxa Jamhuuriyadda Tatarstan ee dalka Ruushka
Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Ruushka Mudane Mohamed A. Zubeyr ayaa kulan heer ย sare ah la qaatay Madaxa Jamhuuriyadda Tatarstan ee dalka Ruushka Mudane...










