Wararka Gudaha

Xiisadda u dhaxeysa India iyo Pakistan oo sii kordhaya

0
Ugu yaraan 48 qof ayaa la soo wariyay in ilaa hadda la dilay ,iyadoo 32 ka mid ah lagu dilay Pakistan tan iyo markii...

Soomaaliya iyo Qadar oo ku heshiiyay in shaqo abuur loo sameeyo dhallinyarada dalka

0
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada XFS Mudane Xildhibaan yuusuf Maxamed Aadan oo ku sugan magaalada Doha ee ayaa kullumo miro...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo shir-guddoomiyay kulan fogaan arag ah

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah shir-guddoomiyay kulan fogaan-arag ah oo uu la qaatay Safiirrada,...

Dowladda Soomaaliya oo agab ciidan kala wareegtay Dowladda Maraykanka

0
Wasaaradda Gaashaandhigga xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta agab taageero ciidan kala wareegtay Safiirka dowladda Maraykanka Danjire Richard Riley,agabkan Ciidan ayaa waxa loogu talo galay...

Wasiirka Kalluumaysiga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka shiinaha

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya...

Ciidanka Qaranka oo ku baxay daminta collaad ka soo cusboonaatay deegaanada Matabaan

0
Ciidamada Qaranka ee ka howlgala Gobolka Hiiraan ayaa ku baxay daminta colaad beeleedyo ka soo cusboonaaday deegaanno hoos taga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan. Ciidamadaan...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan hordhac u ah shirweynaha isbaddalka cimilada ee ka...

0
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, ayaa soo agaasintay kulan hordhac ah oo lagu diyaarinayo ka qaybgalka Shirweynaha Caalamiga ah ee Isbeddelka Cimilada ee...

Wasiiru Dowlaha Beeraha XFS oo dalka Sirilanka kula kulmay madax iyo masโ€™uuliyiin kale

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabkaย Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamedย oo ka qaybgalaya shirwaynaha ka socda Dalka-Siri Lanka, ayaa shir doceed kula kulmay Raisul Wasaaraha dalkaas...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo wafdi ka socday Ingiriiska oo ka wadahadlay qodobbo muhiim ah

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ahmed Moallim Fiqi ayaa la kulmay Danjire Harriet Mathews oo ah Agaasimaha Guud ee Dowladda Ingiriiska u...