Wasaaradda gaashaandhigga oo war ka soo saartay hawlgalka AUSSOM
Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgelinta howlgalka cusub ee AUSSOM ayaa ugu horeyn u mahadcelisay Guddiga isku xirka...
Dowladda Imaaraadka oo deeq raashiin ah ku wareejisay hay’adda SoDMA
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa deeq raashin ah oo loogu tala-galay dadka nugul ee saboolka ah kala wareegay Safiirka isku-tagga...
NISA oo burburisay gaadiid ay khawaarijtu kasoo buuxisay qaraxyo
Howlgal duqayn ah oo ay xalay fuliyeen ciidanka sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka iyo saaxiibbada caalamka ayaa lagu naafeeyay khawaarijta Al-shabaab.
War saxaafadeed kasoo baxay...
Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka qayb galay dood ku aaddan dhamaystirka dastuurka
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa ka qaybgalay dood ku saabsaneyd dhamaystirka dastuurka iyo doorashooyinka dalka.
Wasiir...
Wasiir Biixi oo shir guddoomisay kulan looga hadlayo isbeddelka cimillada
Abu Dhabi- Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee shabakadda Isbeddelka cimilladada dalalka ay colaaduhu saameeyeen oo...
Khawaarijta oo jabkii ugu weynaa lagu gaarsiiyay Hiiraan iyo Sh/dhexe (WARBIXIN)
Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha Dadka Deegaanka ayaa shalay si wayn cadowga Khawaarijta ah ugu jabiyay isku dayo la fashiliyay oo Khawaarijtu ay ku soo...
Soomaaliya iyo Norway oo iska kaashanaya la dagaallanka fikirka xagjirnimada rabshadaha wata
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara) ayaa kulan...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo billowday dhagaysiga dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto tahriibinta...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta billowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddobo qof oo xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka uu kusoo...
SoDMA oo gargaar gaarsiisay Shabeellada hoose
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq isugu jirta raashin iyo dhar gaarsiisay 6,000 qoys oo ku nool deegaanka Tawakal ee hoostaga degmada...
Lataliyaha amniga Qaranka oo faah-faahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee AUSSOM
Lataliyaha amniga Qaranka mudane Xuseen Macallin Maxamuud ayaa faah-faahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM oo dhawaan si rasmi ah u billaabanaya.
Howlgalkan...










