Wararka Gudaha

Wasiir Fiqi oo soo xiray tababar ku saabsan istiraatiijiyadda warbaahineed ee difaaca Qaranka

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa si...

Wafdi ka socda Soomaaliya oo Kenya uga qaybgalaya shirka IATA

0
Nairobi: Wafdi heer sare ah oo ka socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uuna hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Faarax...

Soomaaliya iyo Nigeria oo iska kaashanaya dhowrista xogta

0
Abuja: Hay’adda Dhowrista Xogta dadwaynaha Soomaaliya (DPA) iyo Guddiga Ilaalinta Xogta Nigeria (NDPC) ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabilay Wasiirro ka tirsan SSC-KHAATUMO

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wasiirro ka socda Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo. Kulanka...

Madaxweynaha Mareykanka oo Riyaadh kula kulmay dhiggiisa dalka Suuriya

0
Riyaadh:- Madaxweynaha Dalka Mareykanka Mudane Donald Trump ayaa magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Sacuudiga kula kulmay dhiggiisa dalka Suuriya, Axmed Sharac, kuwaas oo kawada...

Boqolaal xujay Soomaaliyeed ah oo isugu tagay Rawdada Barakeysan ee Masjidka Nabiga

0
Ku dhawaad 700 oo xujey ah ayaa shalay  tagay Rawdada barakeysan ee ku taalla Masjidka Nabiga (sallallaahu calayhi wasallaam) ee magaalada Madiina, halkaas oo...

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo shir heer sare ah kula qaatay Muqdisho Safiirka Turkiye ee...

0
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa shir heer sare ah kula qaatay Magaalada Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Turkiye ee Soomaaliya...

Wasiir Maareeye oo Azerbajan uga qaybgalaya bandhigga Beeraha

0
Banku: Wasiirka Beeraha iyo waraabka JFS Xil. Maxamed Cabdi Xayir ( Maareeye) iyo wafdigii uu hogaaminaayay ayaa ka qeyb galay xaflada furitaanka bandhiga caalamiga...

Wasaaradda shaqada oo Muqdisho ku qabatay aqoon isweydaarsi ku saabsan daryeelka Bulshada

0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo lagu qiimeynayo muuqaalka guud ee nidaamka daryeelka bulshada ee...

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Madaxa Olombikada Soomaaliyeed

0
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ku soo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed...