Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan afur ah la qaatay Culimada Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo la wadaagay muhiimadda isku...

Hay’adda NISA oo bur burisay Buunddo marin muhiim ah u ahayd Khawaarijta

0
Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa burburiyay buundo macmal ah oo ay ka soo gudbeen Khawaarijtii...

DF iyo Hay’adda UNOPS oo heshiis muhiim ah kala saxiixday

0
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta DFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur iyo Madaxa Hay’adda UNOPS ee Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixday...

Wasiir Roobow”Kabul iyo Dimishiq midna noqon meyso Muqdisho Khawaarijtuna kama awood badna sidii hore”

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Mudane Muqtaar Roobow oo ay wehliyaan qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed oo shir jaraa’id ku qabtay muqdisho ayaa ka...

Wasiirka Gaashaandhigga :Dagaalka lagula jiro Khawaarijta waxaa kaalin weyn ku leh Ciidamada Cirka

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dagaal lagula jiro khawaarijta ay kaalin weyn ku leeyihin...

Hay’adda NISA oo shaacisay in howlgal lagu dilay horjooge Yuusuf Dhegnaas

0
Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay Horjooge Yuusuf Dhegnaas iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOGAADIYAY DOORKA HAWEENKA EE XOREYNTA DALKA IYO DOORASHADA TOOSKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur ah ku maamuusay haldoorka haweenka Soomaaliyeed, munaasabad 8-da Maarso oo ah Maalinta Haweenka...

Duqeyn lala beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ayaa guul muhiim ah ka gaaray howlgal duqeyn ah oo ka dhacay deegaanka Ceel-bacad ee gobolka...

Golaha shacabka oo ka dooday sharciga ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada

0
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa afaraad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo guddoomiyey shir looga hadlayay amniga caasimadda

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa shir-guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda oo ka dhacay xarunta Gobolka Benaadir. Kulanka...