Warsaxaafadeed: Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay Bulshada Soomaaliyeed la wadaageysaa in dab-yar oo ka dhashey Cillad koronto uu xaley...
Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC) ee Wasaaradda Caafimaadka XFS
Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC) ee Wasaaradda Caafimaadka XFS.
Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ee hoos yimaada Wasaaradda Caafimaadka ayaa soo saaray amar ku socda isbitaalada...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey heshiis u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar oo ku saabsan in...
-Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayay kulankoodii maanta oo Khamiis ah Raโiisul wasaaraha, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey heshiis u...
Soomaaliya iyo Turkiye oo kala saxeexday heshiis Shidaal Baaris ah
Istanbul:-Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u shaacinaysaa heshiis istiraatiiji ah oo lagu xoojinayo iskaashiga dhanka tamarta ee u...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee BFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo oo ka dhacay xarunta...
Golaha Wasiirrada XFS oo bogaadiyay howlgallada dalka looga sifeynayo kooxaha Khawaarijta
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu bogaadiyay howlgallada dalka looga sifeynayo kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaleysanaya qeybo...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ Biixi ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ m๐๐๐๐ฑ๐๐ s๐๐ง๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐ h๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ d๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ญ๐
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo maalmahan safar shaqo ku joogay dalka Kuwait ayaa waxa uu kulamo miro-dhal ah la qaatay masโuuliyiin...
Wasiir Beene-beene oo la kulmay wakiilka UNICEF ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud, Mudane Maxamed Shire, ayaa magaalada Muqdisho...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay Ergayga Jaamicadda Carabta ee Soomaaliya
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay madaxa Ergayga Jaamicadda Carabta ee Soomaaliya, Danjire Cabdalla Al-Cuteybi, oo ay...
Taliyaha Boliiska oo guddoomiyey kulan ku saabsan xoojinta amniga
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyey kullan Saraakiisha Amaanka ee Gobalka Banaadir ugu diyaar garoobayaan sugidda Amniga Doorashooyinka...










