Wasiir Balcad oo ka qaybgalay madal looga hadlayey arrimaha Sudan
Antalya, Türkiye:- Wasiir dowlaha Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya, H.E. Ali Balcad, ayaa ka qaybgalay shirka Antalya Diplomacy Forum, halkaas oo loogu dabaaldegay muhiimadda ay...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya
Moqdishu(SONNA):-1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey dalka Turkiga uu kaga qeybgelayo Madasha Diblomaasiyadda Caalamiga ah ee Antalya.
2- Madaxweyne Xasan...
Madaxweynaha JFS oo casuumad ku saabsan madasha wadatashiga qaranka u diray Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025 ayaa casuumaad u fidiyey...
Ganacsato Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Madaxweyne kuxigeenka koonfurta suudaan
Ganacsatada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Koonfurta Suudaan ayaa kulan muhiim sh la qaatay Madaxweyne kuxigeenka daslkasi Mr. Dr. Benjamin Bol Mel
Kulanka dhinacyadaasi ayaa...
Wasiirro ka tirsan XFS oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Laascaanood
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kuwaas oo hordhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane...
Guddoomiye Yabooh “Habeen iyo maalin heegan ayeey ku jiraan hay’adaha ammaanka Gobolka Banaadir”
Gudoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Banaadir, Maxamed Cabdi Yabooh oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay socdaan...
Weerarrada Isra’el oo sii socda iyo dhibanayaal badan oo u baahan daaweyn dhanka dibadda...
Ilaha caafimaadka ayaa Al Jazeera u sheegay in ugu yaraan 29 falastiiniyiin ah lagu dilay weerarrada Israel ee ka socda Gaza tan iyo waaberigii...
Madaxweyne Xasan sheekh oo gaaray Ankara
Ankara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga halkaas oo uu uga qaybgali doono meertada 4aad ee...
S/Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka.
S/Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka.
Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo ahaa Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ,...
Afhayeenka Xukuumadda oo faahfaahin ka bixiyey Safarka Ra’iisul wasaaruhu ku tegayo laascaanood
Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, Farxaan jimcaale ayaa ka warramaya ujeedka safarka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre uu ku tagayo...










