Golaha shacabka oo ansixiyay sharciga hay’adaha maaliyadda
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka sharciga hay’adaha maaliyadda.
Hindise sharciyeedkan ayaa waxaa oggolaatay 142, hal xildhibaanna waa uu...
Soomaaliya iyo UK oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Horumarinta ee Safaaradda...
Duqa Muqdisho oo xalay booqday xarumo ganacsi oo ku yaallla caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa caawa booqday qaar kamid ah xarumaha Ganacsiga ee ku yaalla Caasimadda si...
Dowladda Soomaaliya oo xirtay warbaahino internet ka ah oo Khawaarijtu lahayd
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xirtay ilaa iyo 12 warbaahin, nooca mareegaha oo ay Khawaarijta lahaayeen, iyadoo horay ay dowladdu ugu guuleysatey xiritaanka in...
16 ka tirsanaa khawaarijta oo lagu dilay Shabeellada dhexe
Ciidanka hay’adda sirdoonka iyo nabad-sugidda Qaranka ee NISA, ayaa fuliyay howlgal duqeyn ah oo lagu dilay horjoogeyaal iyo Malleeshiyaad firxad ah oo ku sugnaa...
Wasiir Biixi oo la kulmay agaasimaha hay’adda horumarinta caalamiga ah ee UK
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga Mudane Faysal Maxamed Xaashi ayaa kulan muhiim...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Imaaraadka
ABU DHABI= Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Imaaraadka Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan.
Kulankooda oo...
Ra’iisal wasaare Xamse oo daah-furay tartan Qur’aanka Kariimka ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daah-furay tartanka Qur’aan Akhriska sanadlaha ah ee heer Qaran oo ka furmay Magaalada...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, waxaana ogolaatay 139-xildhibaan, Laba Xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusayna ma...
Madaxweynaha JFS oo la guddoonsiiyay Cilmi-baaris ku aadan horumarinta caasimadda
Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi-baarista Hiddaha iyo dhaqanka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Sheekh Nuur (Khadar) ayaa guddoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud seddex...










