Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray jiidda hore ee dagaalka Khawaarijta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Degmada Aadan Yabaal oo...
Dowladda Soomaaliya oo u digtay shacabka degmada Jilib iyo goobaha lagu beegsanayo khawaarijta
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa qiimeyn ku sameyneysa khasaaraha ballaaran ee Khawaarijta lagu gaarsiiyay degmada Jilib, markii Ciidamada Qalabka Sida iyo saaxiibada caalamiga ay...
Ciidanka Qaranka oo jab xooggan gaarsiiyay khawaarijta
Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka Guullane ayaa weerar ku qaaday xubno Khawaarij ah oo ku dhuumaaleysanayay aagga deegaanka Laba-garas ee gobolka Shabeellada dhexe.
Saraakiisha hoggaaminaysa...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Tanzaniya oo shirar muhiim ah uga qeyb galay Harare
Harare- Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tansaaniya iyo EAC Amb, Ilyas Cali Xasan ayaa kulan doceed muhiim ah la qaatay qaar ka mid ah...
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo sagootiyey ciidamo hawlhalka ku biiraya
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay hoggaanka hawlgalada ciidamada cirka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka...
Shir ku saabsan yareynta khatarta abaarta Soomaaliya oo Nairobi ka furmay
Nairobi : Guddoomiyaha haโadda maareynta musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka daah-furay shirka yareynta khatarta abaarta ku...
Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo ka dhacay Shabeelaha dhexe
Jowhar : Hawlgal lagu naafeeyey kooxda Khawaarijta ayaa ka dhacay deegaan u dhow deegaanka LLabo-garasee gobolka Shabeelaha dhexe.
Maleeshiyaadย ka tirsan Khawaarijta oo socod ku jiray...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ก-๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ก๐ ๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐
Raโiisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029).
Raโiisul Wasaaraha, ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen...
Raโiisul Wasaaraha XFS oo magacaabay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubno cusub ee Wasiirrada Xukuumadda JFS ee kala ah:
1. Md. Jibriil...









