๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฆ๐ข๐ข๐ซ ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ ๐๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐๐ฒ ๐ฐ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ d๐๐ ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Mudane ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐ฆ๐ข๐ข๐ซ ayaa dhagax-dhiggay dhismaha waddada Laamiga ee degmada Kaxda.
Dhismaha waddadan ayaa qeyb ka ah...
Maamulka gobolka Banaadir iyo hayโadda UNESCO oo ka wada hadlay dib usoo nooleynta goobaha...
Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta maamulka gobolka Banaadir mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa aqalka dowladda hoose kusoo dhoweeyay wafdi ka socda hayโadda UNESCO...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabbilay xiddigihii Afrika ee kubadda cagta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka, Samuel Etoโo...
โSafarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyadaโ (WARBIXIN)
Taariikhda dhabta ah ee magaalada Muqdisho, waxaan si qurux badan uga marag furi karnaa Mogadishu Stadium, inuu yahay garoon weyn oo astaan u ahaa...
Kulan looga hadlaya dardar gelinta howlaha diiwaangelinta codbixiyayaasha oo lagu qabtay Baydhabo
Xubno ka tirsan Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo soohdimaha ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay odeyaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed magaalada Baydhabo...
Kulan looga warbixinaya oddoroska dhaqaalaha Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta furay kulanka daabacaadda labaad ee...
Hayโadda SoDMA oo muqdisho kusoo gabagabeysay shir looga hadlayay horumarinta maaraynta masiibooyinka
Hayโadda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa muqdisho kusoo gabagabaysay shir wada-tashi ahaa oo laba cisho ka socday muqdisho.
Kulanka ayaa waxaa ka qaybgala wasaaradaha...
Wasiirka gaashaandhigga oo kulan la qaatay James Swan
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay James Swan madaxa hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS).
Kulanka...
Xeer ilaalinta Qaranka oo hubinaysa habka loo maareeyo kiisaska caafimaad ee la xiriira garsoorka
Xeer ilaaliyaha guud ee Qarankaย Sulayman Maxamed ayaa booqasho isugu jirta kormeer iyo u kuurgalka adeegyada caafimaad ee Isbitaalku u hayo bulshada Soomaaliyeed ku...
Duqeyn lagu naafeeyey Khawaarijta oo ka dhacday Jubada hoose
Iyadoo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyay meel qiyaastii 40 meel waqooyi-galbeed...










