Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqasho Sharafeed ugu Tegay Madaxweynihii Hore ee Koonfur Afrika
Pretoria(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Booqasho Sharafeed ugu tagay Madaxweynihii hore ee...
Wasiirka arrimaha gudaha oo qaabilay Agaasimaha Guud ee hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland
Wasiirka arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali ayaa la kulmay wafdi sare oo ay hoggaamineysay Agaasimaha Guud ee hay’adda Horumarinta...
Dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Shabeelaha dhexe
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka lagu magacaabo Qaahira ee Gobolka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi oo ka socda Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland...
Soomaaliya iyo Koofur Afrika oo yeeshay wadahadallo muhiim ah
Pretoria: Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta magaalada Pretoria kulan wadahadal laba-geesood ah...
Madaxweynaha Dowlad-Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha...
Baydhbo (Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka oo kala saxiixday Heshiis is Afgarad Iskaashi dhanka Caafimaadka ah
Russia(Wargeyska Dalka):- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XJFS, Mudane Dr. Cali Xaaji Adam, iyo Wasiir-Ku-Xigeenka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Ruushka Mudane Oleg Salagay, ayaa...
Wasiirka Amniga Gudaha XJFS oo guddoomiyay Shir ay yeesheen Guddiga Heer Qaran ee la-dagaallanka...
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Guddoomiyay Shir ay yeesheen Guddi Heer Qaran ah oo dhowaan...
Kulan Muqdisho ku dhexmaray Wasiirka Gaashaandhigga XJFS & Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya u...
Mogadishu, (Wargeyska Dalka)— Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta...










