Wararka Gudaha

Sooyaalka Taariikhda waxbarashada Soomaaliya (Faallo)

0
Hordhac Waxbarashada Soomaaliya waxay soo martay heerar iyo marxalado kala duwan. Wixii ka horreeyey qabsashadii gumeystayaashii reer Yurub dabayaaqadii qarnigii 18aad, waxaa guud ahaan dhulka...

Guddoomiyaha midowga Afrika oo socdalakiisa Soomaaliya soo gabangabeeyey

0
Raโ€™iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi Cali ayaa maanta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ka sagootiyey...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celisay muwaadiniin ku xirnaa dalka Liibiya

0
Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo gacan ka heleeyso hay,ada socdaalka caalamiga ah ee (IOM) ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 145 muwaadin oo mudo...

Midowga Afrika oo DFS ku bogaadiyey dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo qorshaha doorasho...

0
Guddoomiyaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf oo booqasho rasmi ah ku yimid Magalada Muqdisho tan iyo marki loo doortay Xilka gudoomiyaha Midawga Afrika ayaa...

Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta oo lagu dilay Bardaale

0
Ciidamada ammaanka degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Kooney oo hoostaga degmada Bardaale waxa ay ku dilay horjooge lagu...

Bandhigga Farshaxanka iyo Dhaqanka Bariga Africa oo Lagu soo Geba-gabeeyay Addis Ababa

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa ka qeyb galay Bandhigga Dhaqanka, Fanka iyo Farshaxanka dalalka bariga Africa oo...

Madaxweynaha JFS oo kulan Afur ah ku maamuusay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Afur ah ku maamuusay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Maxamuud Cali Yuusuf iyo wafdiga...

Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya oo u kuur-galay xaaladda Ciidamada Qaranka

0
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya oo fulinaya amarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa booqday deegaannada furimaha dagaalka, si loo qiimeeyo xaaladda Ciidamada Qaranka iyo kuwa xaq...

Afur wadareed ay soo qaban qaabiyeen Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Iyo Ardayda Soomaaliyeed...

0
Magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga waxaa lagu qabtay kulan Afur wadareed ah oo ay soo qaban qaabiyeen Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Iyo...