Xafiis Qaabilsan Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo laga hirgaliyay Warta Nabadda .
Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda, Marwo Seynab Maxamuud Warsame Xaabsey, iyo Maareeye ku-xigeenka Hay’adda NIRA, Mudane Cabdiraxmaan Siciid Axmed, ayaa si wadajir ah xarigga uga...
Midowga Yurub oo bogaadiyey waxqbadka dowladda Soomaaliya
Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson ayaa Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uga mahadcelisay dadaalka uu ku bixiyay horumarinta dowladninada, qaadashada masuuliyada...
Wasiirka Beeraha XFS oo gaaray Guriceel
Guriceel: Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo sii wada Socdaaladii Tacbashada Beeraha iyo Laqabsiga Isbedelka Cimiladda ee uu had...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed...
Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka (JFS) oo kulan la yeeshay Guddiyada Dib-u-eegista iyo Dhameystirka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Wafdi ka socda UNDP iyo IESG si loo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay wafdi...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabduqaadir Cali, ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Mr. Lionel...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo Soomaaliya ku matalay shirweynaha Guga ee IMF iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed H. Shire, ayaa ka mid ahaa wafdiga rasmiga ah...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo shirar muhiim ah kula yeeshay madax kala duwan magaalada Washington...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington Dc, kana qayb galaya kulanka Gu’ga sanadlaha ah ee...
‘Khawaarij Kaba ku Tukade Inta aan ka aqaano ayaa idinkaga filan’ (WARBIXIN)
Maxaa laga og yahay Khawaarij Yuusuf Sheekh Ciise Koba ku tukade? qormadaan waxaa ku eegeynaa Arxanlaawahii dilay xubna ka tirsan qoyskiisa, wuxuu ku dhashay...










