Ciidamada Xoogga Dalka howlgal qorsheysan ku bartilmaameedsaday Khawaarij firxad ahaa
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa guul weyn ka gaaray howlgal qorsheysan oo ay maanta ka fuliyeen dhulka buuraha ah ee Yasooman iyo...
DEG DEG: Ra’iisal wasaaraha XFS oo isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka tirsan golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada.
Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed...
𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐗𝐢𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐮’𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐌𝐅 𝐢𝐲𝐨 𝐁ankiga 𝐀𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐆𝐚𝐛𝐚-𝐆𝐚𝐛𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲.
Washington;-Waxaa magaalada Washington DC si guul ah ugu soo gabagaboobay shirkii sadanlaha ahaa ee xiliga (Gu’ga) ee IMF iyo Bangiga Adduunka, shirkaas oo uu...
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo deeqa dawo ah gaarsiiyay isbitaalka Xoogga Dalka
Wasiirro iyo xilidhaano katirsan BJFS ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka xoogga Dalka oo ay ku jiraan dhaawacayad ciidanka Qaranka ee ku soo...
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO QAABILAY SAFIIRKA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan mira dhal ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda...
Degmada Hodan oo maalintii labaad ay ka socoto diiwaan-galinta Codbixiyaasha
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si habsami leh uga wada 13 degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka...
Askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar loogu soo xiray Muqdisho
Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka XDS General Cabdullaahi Aadan Xuseen (Ciro), Taliyaha Dugsiga tababarka General Dhagabadan...
Safiir Ilyaas” Dalalka EAC waa in ay qaadaan xayiraadaha fiisaha iyo caqabadaha safarka ay...
Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa ka qeyb galay shirka 47-aad ee Golaha Wasiirada Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.
Ilyaas Cali Xasan, Safiirka...
Dowladda Federaalka oo lagu bogaadiyay baarista iyo isla-xisaabtanka maaliyadeed
Xoghayaha Guud ee Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika Marwo Veronica Mueni Nduva, ayaa si weyn u bogaadisay doorka firfircoon ee ay Soomaaliya kaga...
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa Ruushka
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa ku soo dhoweeyay maanta oo Sabti ah Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan...










