Wasiirka Dekadaha oo qaabilay danjiraha Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda TΓΌrkiye ee Soomaaliya,...
Wafdi ka socda wasaaradda ganacsiga oo shir uga qaybgalaya Shiinaha
Haikou: Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, oo ka qeyb-galay Meertada 11-aad ee Shirweynaha Iskaashiga Ganacsi ee u dhexeeya Shiinaha...
Xuska maalinta caalamiga ah ee Tallaalka oo Muqdisho lagu qabtay
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryama Maxamed Xuseen ayaa ka qeyb gashey Munaasabada xuska maalinta Caalamiga ah ee...
GOLAHA WASIIRRADA HIR-SHABEELLE OO KA SHIRAY DAGAALKA KHAWAARIJTA
Jowhar:-Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada kaas oo diirada lagu saaray arrimo dhowr ah.
Ugu horeyn waxaa hab-raaca...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha oo khudbad ka jeediyay kulanka guud ee odeyaasha dhaqanka
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cabdixakiim Ashkir oo khudbad ka jeediyey kulanka guud ee odeyaasha dhaqanka ee...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo qabatay kulan ku saabsan la dagaallanka Khawaarijta
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa caasimadda Muqdisho ku qabatay kulan guud oo Odeyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ah kaasi oo diiradda...
Wafdi ka socoda Wasaaradda Ganacsiga oo π€π qππ²π-π ππ₯ππ² ππ‘π’π«π°ππ²π§ππ‘π ππ¬π€πππ¬π‘π’π π πππ§πππ¬π’ ππ π‘π’π’π§ππ‘π π’π²π¨...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamud Abdullahi Ahmed (Abukaate), ayaa maanta ka qeyb-galay Meertada 11-aad ee Shirweynaha Iskaashiga...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Bankiga Adduunka ku wareejiyay Astaan dhaqan
Washington;-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Bangiga Adduunka astaan dhaqameed Soomaaliyeed β Haan, Intii lagu...
Wasaaradda Warfaafinta oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta Doorashooyinka
Aqoon isweydaarsigani oo ay ka faaβiidaysteen ilaa 25 suxufiyiin ah oo ka socday Warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo Warbaahinta Qaranka ayaa diiradda lagu saaray...
Maxay ka wada hadleen Wasiir Cilmi Maxamuud Nuur iyo Madaxa hayβadda UNDP ee Soomaaliya?
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hayβadda UNDP Soomaaliya, Mr....










