Ciidan ka tirsan Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed oo tababar loogu soo xiray Jabuuti
Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) Wasiiro iyo Diblomaasiyeen ka kala socdey Dalal badan oo caalamka ah ayaa maanta Dalka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka digtay Faafinta Been Abuurka iyo Dacaayadaha Khawaarijta
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka warhaysaa baraha bulshada iyo shaqsiyaad ku howlan faafinta warar been abuur ah oo lagu qalqal gelinayo amniga dalka. Dhacdadii...
Ciidanka deegaanka Degmada Ceeldheer oo dilay 10 khawaarij ah
Ceeldheer:-Ciidamada Xaq U dirirka Deegaanka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa saaka aroortii hore weerar dhowr jiho ah ku qaaday deegaanada Cali Candhoole iyo...
Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
Tan iyo xornimadii Soomaaliya waxaa soo maray 9 Madaxweyne iyo 10 doorasho Madaxweyne, waxaa doorasho dadweyne ku soo baxday laba Madaxweyne, kuwaasi oo kala...
Wasiirka ganacsiga XFS oo la kulmay Safiirka dalka Qatar
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Mudane Dr. Abdullah Salem Al Nuaimi.
Kulankan ayaa...
Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha dastuurka XFS oo soo xirtay qiimaynta Heshiiska la dagaalanka musuqa...
Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha dastuurka XFS oo soo qiimaynta Heshiiska la dagaalanka musuqa Qaramada midoobay
Kulammada qiimeynta oo socday muddo laba maalmood ah (27โ28 Abriil),...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐ข๐๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฐ๐๐๐ ๐๐ ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐ข๐ข๐ฅ ๐ฌ๐๐ซ ๐ฌ๐๐ซ๐ ๐จ๐จ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia Xildhibaan ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐
๐๐ซ๐๐ก ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ayaa maanta xafiiskiisa Wasaaaradda ku qaabilay ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ฌ oo ah taliye...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo goโaan cusub ka soo saaray kursiga Hop 201
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kursiga tirsigiisu HOP#201 dib ugu celiyay guddiga xeerhoosaadka, Daryeelka,...
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la yeeshay Wakiilka UNESCO ee Bariga Afrika
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Soomaaliya Mudane Daaโuud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hayโadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Sayniska iyo...
Wasiirka amniga oo guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kala qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda mudane Maxamed...










