Wararka Gudaha

Wasiir Fiqi oo maanta la wareegaya xilka wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS

0
Xarunta Gaashaandhigga ee Magaalada Muqdisho waxaa haatan ka socda qaban qaabada xaflada uu xilka kula wareegayo wasiirka cusub ee wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed...

Sh/Dhexe:- Ciidanka Xoogga oo burburiyay Fariisin ay khawaarijtu ku lahaayeen Ceel-barwaaqo

0
Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlagl sifayn ah ka sameeyay halka lagu magacabo Ceel_ barwaaqo oo hoos tagta degmada Masjid Cali guduudย ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay Aljeeriya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Algiers...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah xildhibaanada ka mamnuucay ka qeyb-galka fadhiyada Golaha

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan madoobe ayaa Xildhibaano kamid ah Golaha Shacabka oo ah xubno katirsan Golaha Wasiirada...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeybgashay Dalka Switzerland

0
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxdaย  uga qeybgashay Madasha Sare ee Shirarka Basel, Rotterdam iyo Stockholm ee ka socda Magaalada Geneva...

Golaha shacabka oo warbixin ka dhagaystay guddiga maaliyadda ee golaha

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga lixaad kulankiisa sagaalaad oo ka dhacay...

Wasaaradda cadaaladda oo bogaadisay maxaabiista ay isdhaafsadeen Puntland iyo Somaliland

0
Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Fedraalka ah waxeey soo dhawaynaysaa talaabada ay Maamulada Soomaaliland, SSC Khaatumo iyo Puntland isku dhaafsadeen Maxaabiista taas...