Guddoomiyaha Aqalka sare iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay dalka Jabuuti
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka aan walaalaha nahay...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHAMBAAL HAMBALYO AH U DIRAY CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray qeybaha, talisyada iyo darajooyinka kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ซ๐ซ๐, ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐ข ๐๐ก ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ฒ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐ง๐จ๐จ๐
Laascaanood:- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee...
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay madasha diblumaasiyadda ee Antalya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeybgalay Madaxda Caalamka, furitaanka Madasha Diplomaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga.
Madashan oo ka mid ah...
Raโiisul wasaaraha XFS iyo wafdigiisa oo gaaray magaalada Laascaanood
Raโiisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi culus oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Laascaanood ee xarunta Maamulka SSC-khaatumo.
Mudane Xamsa Cabdi...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ciidamada Xoogga dalka ugu hambalyeeyey sanadguurada 65-aad
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala...
Laascaanood oo si weyn looga dareemayo soo dhowaynta Raโiisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya
Qaban qaabadda soo dhowaynta Raโiisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Wasiiro,xildhibaano iyo wufuud kala duwan oo ka socota...
12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka (warbixin)
Umad kasta oo kamid ah bulshooyinka ku dhaqan dunida waxay si gaar ah u leeyihiin ย munaasabado iyo xaflado qiimo gal ah ย oo lagu soo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga iyo qoysaskooda
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda Ciidanka Xoogga Dalka...










