Wararka Gudaha

‘Kaarka Aqoonsiga waa dhowrista xogta, ammaanka iyo hufnaanta adeegyada dowladda (FAALLO)

0
Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) waa Hey’adda ugu muhiimsan ee dowladda Soomaaliya u xilsaaran taabagelinta iyo ilaalinta nidaamka aqoonsiga Qaran ee dhammaystiran. Hey’adda...

Wasiirka Caafimadka XFS “Dowladda waxaa ka go’an tayeynta cisbitaalada iyo hirgalinta kuwo cusub”

0
Wasiirka Caafimadka XFS  Dr. Cali Xaaj oo ka qeybgalay kulanka todobaadka  waraahinta qaranka ayaa xusay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal u gashay dayactirka 8...

Ruushka oo cambaareysay qorshaha cusub ee Israel ku qabsaneyso Gaza

0
Ku xigeenka Ergayga Ruushka ee Qaramada Midoobay Dmitry Polyanskiy ayaa cambaareeyay qorshaha Golaha wasiirada Israa’iil ay ku saxiixeen in ay  qabsadaan guud ahaan deegaanada...

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal la beegsaday khawaarijta ka fuliyay Sh/Hoose

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan ayaa lagu beegsaday...

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo la dardaarmay saraakiil deeq waxbatasho ka helay Shiinaha

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa ka qeybgalay Xaflad ka dhacday Muqdisho oo loo osameeyay 31 sarkaal oo deeq waxbarasho ka...

Xafiiska xeer ilaalinta iyo Laamaha Amniga oo qabtay 189 kartoon oo lagu soo qariyey...

0
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo kaashanaya Laamaha Amniga oo Garoonka Aadan Cadde ku qabtay 189 Kartoon oo lagu soo qariyay Daroogo noocyo...

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo Afgooye ku tababaraaya howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha

0
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar uga furay Degmada Afgooye howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha, inta uu tababarka socda howlwadeennada ayaa qaadanaya...

Wasiirka Beeraha XFS oo deeq isugu jirta Gadiid iyo qalab guddoon siiyey qaar ka...

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xil.Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa fuliyey ballanqaadkii uu horey uga qaaday taageeridda beeralaydda Soomaaliyeed oo ay...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Dekeda Muqdisho ku soo dhoweeyey wafdi ka socda dowladda Ingiriiska

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ay Wehlinayaan Agaasimaha Guud ee Dakhliga, Maamulaha Dekadda Muqdisho, Agaasimaha Furdooyinka ayaa maanta xarunta...

Maxkamadda Ciidamada oo toogasho ku fulisay saddex Khawaarij ah

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saakay ku fulisay dil toogasho ah saddex dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas oo horey dilal uga geystay...