NISA oo hawlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul Xidig oo ka tirsanaa Khawaarijta
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig oo magaciisa afgarashadu ahaa...
WARBIXIN: Xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya
Soomaaliya waxaa ku dhufatay abaar baahsan oo sameysay dadka iyo duunyada, guud dalka majirto qeyb aysan saameyn ku yeelan abaartaan, sidoo kale qeybo kamid...
Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Labada Dal
Qaahira:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay la-tashiyo rasmi ah Wasiirka...
Wasiirka cadaaladda XFS xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Mudane...
Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare oo kulan gaar ah la yeeshay madaxda Wasaaradda Batroolka...
Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Aqalka Sare kulan muhiim ah kula yeeshay...
Wasiirka Dekadaha XFS: meelmarinta heshiisyada badaha waa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa si weyn uga mahadceliyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ansixinta heshiisyadda muhiimka...
Golaha Wasiirrada XFS oo maanta ka hadlay xaaladda abaaraha iyo qodobbo kale
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa soo bandhigay warbixinno ka tarjumaya xaaladda abaaraha ka jira gayiga Soomaaliyeed ,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo u hambalyeeyay dhiggiisa cusub ee Dalka Kuwait
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka telefanka kulan kula yeeshay Wasiirka cusub ee...
Danjiraha Soomaaliya ee Aljeria oo la kulmay Madaxda Aqalka Sare ee dalkaasi
Danjiraha dowlada Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya mudane Yusuf Axmed Xasan ayaa kulan muhiim ah la yeeshay madaxda Gudoonka Aqalka Sare ee Baarlamaaka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hay’adaha dowladda faray inay shaqadooda ugu badan u weeciyaan gurmadka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, halkaasi oo uu ugu...










