Wasaaradda amniga oo la wareegtay qalab ciidan oo loogu talagalay Ciidanka Haramcad
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay Safiirka Dowladda Turkiga u...
Mudanayaasha labada aqal ee BJFS oo soo gaba gabeeyey ka doodista dastuurka cutubyada 7-aad...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa sii amba qaaday ka doodista qodobada labada cutub ee...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Dr. Cabdullaahi...
Safiirada Dalalka Carabta u fadhiya Dalka Koonfur Afrika oo Kulan la qaatay Guddoomiyaha Xisbiga...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika Waxaa ka qabsoomay Kulan Muhiim ah oo u dhexeeya Safiirrada Dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo Xoghayaha...
SODMA oo soo xirtay Shir looga hadlaayey Nidaamka Ilaalinta Bulshada
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hay’adda Mareynta Musiibooyinka Qaranka Somaaliyeed (SoDMA) ayaa soo gabagabeysay Shir Laba Maalmood socday oo lagu tijaabinayay Nidaamka Ilaalinta Bulshada ee Ka Jawaabista Masiibooyinka.
Shirka...
Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dalka Jarmalka oo uu Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Madaxweynaha Dalka...
Budapest(Wargeyska Dalka):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Jarmalka, Ambassador Cabdulcasiis Maxamuud Maxamed Farabadan, oo sidoo kale ah Safiirka Soomaaliya ee Poland, ayaa maanta...
Wasaaradda Shaqada oo Shaacisay Xilliga Shaqada Inta Lagu Jiro Bisha Barakeysan ee Ramadan
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shaacisay xilliga Shaqada inta lagu jiro Bisha Barakeysan ee Ramadan.
Wasaaraddu, iyadoo Tixgelinaysa Xurmada iyo fadliga Bisha Ramadan,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo iyo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadda Muslimiinta bilashada bisha barakeysan ee Ramadan, isaga oo...
Wasaaradda shaqada oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection Coordination Meeting), kaas oo loogu talagalay...
Wasiirka arrimaha Dibadda oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Koonfurta Suudaan
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Muuse Jaamac Cali, Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u...










