Wararka Gudaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Madaxa Hay’adda ICRC oo booqasho ugu yimid

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Madaxa Hay’adda...

Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah

0
Magaalada Muqdisho ayaa maalinta berri ah martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah oo dunida magac ku leh. Soo dhoweynta taariikhiga ah ee halyeeyada kubadda cagta Afrika...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Guddiga qaban-qaabada Maalmaha Xorriyadda Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xoojinaya qaban-qaabada Maalmaha Xorriyadda Qaranka, ayaa magacaabay Guddi ka kooban Wasiirro iyo Maamulka...

Wasiirka Gaashaandhigga oo khadka taleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Masar

0
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda Masar, Sarreeye Gaas Cabdilmajiid Saqar. Intii uu...

Wasiir Cali Balcad “Madaxdii hore ee dalka soo xukuntay qeyb ayay ka yihiin gogosha...

0
Wasiir dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya,Mudane Cali Maxamad Cumar(Cali Balcad),oo shalay ka hadlayay Kulankan latashiga ururada Siyaasadda iyo xukuumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa...

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo Digniin kasoo saartay xilliga bad-xiranka

0
WAR-SAXAAFADEED Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu wargelineysaa ganacsatada, kalluumeysatada, milkiilayaasha gaadiidka badda iyo guud ahaan shacabka...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo ka qeybgalay shirweynaha 92-aad ee Ururka Caafimaadka Xoolaha

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed iyo howlwadeeno ka socda Wasaarada ayaa ka qayb galay shirweynaha 92-aad ee...

Soomaaliya oo xustay Maalinta Afrika, xaqiijisayna inay ka go’an tahay midnimada iyo cadaaladda Qaaradda

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta xarunteeda ku qabatay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, oo ah xuska markii dhidibada loo taagay Ururka Midnimada...

Ciidamada Booliska oo gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan kiis dil ah

0
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Saldhigga Booliska degmada Hodan ee gobolka Banaadir ku soo xiray, Shariif Maxamed Axmed oo ku eedeysan inuu dilay Marxuum Cabdifitaax...

Taliyaha Ciidamada Dhulka oo gaaray degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan

0
Wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta gaaray degmada Moqokori ee gobolka...