Wararka Gudaha

Duqeyn lagu naafeeyey Khawaarijta oo ka dhacday Jubada hoose

0
Iyadoo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyay meel qiyaastii 40 meel waqooyi-galbeed...

Guddoomiyaha SoDMA oo muqdisho kula kulmay safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Md....

Wasiirka dhallinyarada XFS oo muqdisho kusoo dhoweeyay ciyaartooy caalami ah

0
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Sportiga XFS Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo uu wehliyo Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa waxa ay garoonka diyaaradaha...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxa ICRC ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Madaxa Xafiiska Hey’adda ICRC ee...

Wasiirka dhallinyarada XFS oo muqdisho kusoo dhoweeyay ciyaartooy caalami ah

0
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Sportiga XFS Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo uu wehliyo Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa waxa ay garoonka diyaaradaha...

Agaasimaha NISA oo kulan la qaatay odayaasha deegaanka Tardo

0
Baladweyne- Agaasimaha Hey’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Generaal Khaalid), oo kulan gaar ah...

Muqdisho oo marti gelinaysa ciyaartooy caalami ah

0
Maanta oo taariikhdu tahay 27 May Garoonka kubadda cagta ee Muqdisho waxa uu martigelin doonaa ciyaar aad u xiiso badan oo u dhaxeysa labo...

Soomaaliya oo ka qaybgashay shir looga hadlayay hooyada iyo dhallaanka

0
Geneva- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada,Dr. Guled Abdijalil Ali, ayaa ka qayb galay kulan doceed gaar ah oo ay isugu yimaadeen...

Wasaaradda Dastuurka oo wadatashi ku saabsan Dastuurka la qaadatay bulshada ka soo jeeda Somaliland

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa caawa furay shirka la-tashiga bulshada kasoo jeedda deegaannada Somaliland ee arrimaha...

Wasiirka ganacsiga oo Muqdisho kula shiray waxgarad ka soo jeeda Sanaag iyo Bari

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan Geesood, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay aqoonyahanno iyo haldoor ka soo jeeda...