Wararka Gudaha

Wasiirka ganacsiga oo la kulmay danjiraha Turkiga

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

0
Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/G...

Wasiirka Kalluumeysiga oo kulan la qaatay Wakiilka Hayโ€™adda FAO ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Cabdi Diirshe, ayaa la...

Shirwaynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha oo ka furmay Muqdisho

0
Shirwaynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha ayaa si rasmi ah uga furmaya maanta magaalada Muqdisho,iyadoo lagu qabtay Hotel Jazeera. Munaasabaddan muhiimka ah ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo khudbad ka jeediyay shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaannada Carabta

0
Agiers:- Shirweynaha Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda Carabta oo maalintii labaad ka socda Magaalada Algiers ee caasimadda wadanka Algeria ayaa looga hadlay guud ahaan arrimaha wadamada carabta...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay Guddiga Madaxabannaan Ee Doorashooyinka Qaranka

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf (Cali-Xoosh) oo uu wehliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxabannaan Ee...

Wasiirka dekadaha oo sheegay in dowladdu ka shaqaynayso horumarinta dekadaha dalka

0
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo wasiir ku xigeenka Wasaaradda Marwo Fartuun Cabdulqaadir Faarax ayaa...

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle oo booqday magaalada Elliott

0
Eldoret,:- Danjiraha Soomaaliya u jooga Dalka Kenya ayaa booqasho taariikhi ah ku tegay magaalada Eldoret, gobolka Rift Valley ee dalka Kenya. Eldoret oo ah magaalada...

Hoggaamiyaha SSC-Khaatuma oo kulan la qaatay kusimaha danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya

0
Hoggaamiyaha dowlad goboleedka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay kusimaha danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya, Mudane Carsten Carlsen. Kulankan...