Wararka Gudaha

Macalin Mahdi “Qof kasta oo soo sheega xogta cadowga waxaan siin doonaa lacago ...

0
Taliyaha qeybta guud ee Booliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi oo saaka u waramaayey warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ruux kasta oo soo gudbiya xogta...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxa, isla markaana jeediyay khudbad uu uga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee dalka. 2-Madaxweyhe Xasan...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS iyo kuwa Gobollada oo ka qeybgalay tukashada salaadda Ciidul Adxa

0
Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa saaka salaada Ciidda Adxa la tdukaday shacabka Soomaaliyeed eek u dhaqan Xaafadda Islii ee magaalada Nairiobi. Dhinaca kale,Guddoomiyaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA CARRAFO KU OOGAY MASJIDKA ISBAHAYSIGA ISLAAMKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Carafo, Kumannaan ka mid ah...

Muslimiinta Caalamka oo u dabbaaldegaya Maalinta Ciidul-Adxa

0
Muslimiinta ku dhaqan guud ahaan caalamka ayaa u dabaaldagaya xuska Ciidul Adxaa oo ka mid ah ciidaha ugu waaweyn taariikhda ee ay leeyihiin Islaamka. Xuskaan...

Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Beirut

0
Israa’iil ayaa duqeymo dhanka cirka  ah ka geysatay  deegaanka koonfureed ee magaalada Beyruut,halkaasi oo la soo sheegayo in ay jiraan dhimasho,dhaawac iyo burbur hanti. Weerarka...

Madaxda Hay’adaha Amniga iyo M/G Banaadir oo yeeshay kulan looga hadlay amniga maalmaha Ciida

0
Saraakiisha Hay’adaha Ammaanka iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo yeeshay kulan lagaga hadlay amniga maalmaha barakaysan ee Ciida. Taliyaha Ciidanka Booliska, Gen. Asad Cabdullahi Cismaan, Agaasimaha...

Ra”iisul wasaaraha XFS oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbaddiisa munaasabadda Ciidda uga hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo hambalyada munaasabadda ciidul Adxaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha JFS oo Casuumad u fidiyey Madaxdii hore dalka iyo kuwii dowlad gobolleedyadii hore

0
Iyadoo la tixraacayo baaqii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, jeediyey iyo farriintiisii Ciidul-Fidriga ee taariikhdu ahayd 30-ka Maarso 2025, kaasoo...