Wararka Gudaha

Xildhibaannada BJFS oo Ansixiyey Hindise-Sharciyeed Amniga Saybarka Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo Maanta kulan yeeshay ayaa Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Amniga Saybarka Dalka Soomaaliya. waxaana oggolaaday 144 xildhibaan,...

Guddoonka Golaha Shacabka oo Kulan la qaatay Guddiyada Dib-u-Eegista Dastuurka Dalka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee...

Shirka Maalgelinta Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Nairobi

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa si rasmi ah u furay shir heer sare ah...

Shirka Maalgelinta Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Nairobi ee Dalka Keenya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa si rasmi ah u furay Shir heer sare...

Wasiir-Dowlihii Hore ee Wasaaradda Amniga oo Bogaadiyey Guulaha laga gaaray Sugidda Amniga Caasimadda Dalka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir-Dowlihii hore ee Wasaaradda Amniga, Mudane Farxaan Cali Axmed, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa bogaadiyey Isbeddelka Amni ee laga dareemayo Caasimadda, isaga...

25-carruur Soomaaliyeed oo adeeg caafimaad oo muhiim ah ka helay Talyaaniga

0
Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane ย Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu soo dhowaynayey carruur tiradoodu dhantahay 25 qof, kuwaas oo dalka...

Wasiir Daaโ€™uud Aweysโ€ Xukuumadda DanQaran waxay ahmiyad gaar siisay horumarinta Dalxiiska Dalkaโ€

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Daaโ€™uud Aweys Jaamac, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ahmiyad gaar ah siisay horumarinta dalxiiska, isla markaana...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Wakiilka UNFPA ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay, Wakiilka...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay James Swan

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...