Wararka Gudaha

Guddoomiyaha SODMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Masuuliyiin ka soctay Hay’adda Istaatistikada Qaranka

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xarunta Hay’adda SoDMA waxaa uu ku qaabilay Masuuliyiin kasoctay Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo...

Wasiirka Dekeddaha XFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha Turkiga

0
Ankara:-Wasiirka Dakedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Ankara ayaa madaxtooyada dalkaas kulan kula yeeshay Madaxweynaha Turkiga...

Muqdisho oo lagu qabtay kulan ciyaareed lagu xusayo maalmaha xoriyadda

0
Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho ayaa galabta lagu qabtay kulan Ciyaareed u dhaxeeya kooxaha Heegan iyo Horseed kaas oo qeyb ka ah dabaal-degga 26-ka...

Howlgallo lagu naafeyay khawaarijta oo laga fuliyay deegaanka Mabaax

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka oo sii wada howlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta ee saacadihii ugu dambeeyay ay ka...

Wasiiru dowlaha Caafimaadka XFS oo ka qayb gashay shir looga hadlaya xanuunnada aan faafin

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS, Drs; Maryama Maxamed Xuseen ayaa ka qeyb gashay shir looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa helitaanka daawooyin waxtar...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo khudbad ka jeediyay munaasabadda 26-ka June

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska sanad guuradda 65-aad ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigay taallada Dhagaxtuur

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax dhigay taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho, taasi oo qeyb ka ah xuska...

26-ka juun “Curashadii Maandeeq”

0
26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh,  waxayna qiimahaasi ku...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 m𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 k𝐮𝐥𝐚𝐧 la qaatay wafdi ka socda m𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐘𝐮𝐫𝐮𝐛

0
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Midowga Yurub, kuwaas oo kala ahaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay xuska 65-aad ee todobaadka xoriyadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxda Dowladda kala qeybgalay munaasabadda bilowga Todobaadka Xoriyadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska 65-aad...