Wararka Gudaha

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 28-ka Juun, 2025 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda kale ee DFS oo ka qeybgaley munaasabadda xuska 65-guuradii...

Taliyaha Ciidan dhulka oo gaaray furimaha dagaalka Shabeellaha dhexe

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, (Gen Khaalid) ayaa kormeer dhiirrigelin iyo dardaaran isugu jira ku tegay furumaha dagaalka ee...

Wasiirka Dekedaha XFS oo ka qayb galay Shirweynaha Madasha Isku Xirka Caalamiga ah

0
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda JFSโ€™ Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta ka qeyb-galay Shirweynaha Madasha Isku Xirka Caalamiga ah โ€œGlobal Connectivity...

Madaxda Galmudug oo ka qayb galay munaasabad lagu xusayey maalinta xoriyadda Jabuuti

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug, Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulkaas iyo saraakiil ka kala tirsan Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo Ciidamada...

Jabuuti oo si weyn ugu dabaal degtay xuska maalinta Xoriyadda dalka Jabuuti

0
Shacabka iyo Dowladda Jabuuti ayaa maanta si weyn ugu dabaal-degay maalinta xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti ee 27-ka Juun oo ku beegan 47-sano ka hor markii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal hambalyo ah u diray Dowladda iyo Shacabka Jabuuti

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar...

Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa

0
Turkiga ayaa qorsheynaya inuu maalgaliyo,isla markaana ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee guud ahaan dalka sida laga soo xigtay ilo-wareedyo ka soo baxay Wasaaradda Difaaca...

Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti

0
Dadka reer Jabuuti ayaa maanta u dabbaaldegaya Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda dalkaasi,kadib markii ay halgan adag u soo galeem sidii ay u...

Horgoogayaal iyo maleeshiyaad khawaarij ah oo lagu dilay Sh/Dhexe

0
Howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Saaxiibada Caalamka ayaa lala beegsaday horjoogayaal ka...