Shirka Caafimaadka Adduunka oo lagu lafaguray doorka Soomaaliya ee horumarinta caafimaad bulshada
Geneva:-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah magaalada Geneva ugu qabatay munaasabad heer caalami ah oo qeyb...
Odoyaasha dhaqanka Hiiraan oo gurmad u fidiyay ciidanka Hirshabeelle
Odoyaasha dhaqanka ee ku sugan Magaalada Baladweyn ayaa maanta deeq mucaawino ah oo loogu talagalay ciidamada gaarsiiya maamulka Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan.
Deeqdaan oo...
Safiirka Soomaaliya ee Rwanda oo shir la qaatay Jaaliyadda Soomaalida ee dalkaasi
Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Rwanda Mudane Ilyaas Cali Xasan ayaa kulan isugu jiray soo dhaweyn iyo xogwareysi la qaatay qaar kamid...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan muhiim ah la qatay dhiggiisa Dalka Algeria
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Maaliyadda Dalka Algeria Mr. Abdelkrim Bouzred oo ah shir-guddooonka kulanka...
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo la kulmay madax ka socotay xarunta dhexe ee IGAD
Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SODMA, Mudane Maxamud Macallim Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador Jamal Maxamed Xasan madaxa xarunta dhexe IGAD ee...
Wasiir Fiqi “Mardhow gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa dhammaantiis laga xoreyn doonaa Khawaarijta”
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Maclin Fiqi oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa shaaca la qaaday in dhammaan ciidamada qaranka oo ay ku...
Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hor istaagay awoodda Maamulka jaamacadda Harvard ee ay ku diiwaangelinayaan ardayda caalamiga ah ee doonaya jaamacaddaasi, sida ay sheegtay...
Agaasimaha Hey’adda NISA oo boogaadiyay howlgallada ciidan ee ka socda Hir-Shabeelle
Agaasimaha Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidamada Qaranka, kuwa deegaanka iyo maamulka gobolka...
Wasiirka Caafimaadka JFS oo ka qeybgalay Shirweynaha 78-aad ee Golaha Caafimaadka Adduunka
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada JFS Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay Shirweyne looga hadlaayey daaweynta cudurrada ku dhaca wadnaha, Kilyaha iyo Dheef-shiidka,kaas...
Ciidanka xoogga dalka oo Jubbada hoose ku dilay in ka badan 40 khawaarij ah
Kismaayo- Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa gobolka Jubbada hoose ku soo bandhigay hubkii ay ka soo furteen Khawaarijta oo saacadihii lasoo...










