Wararka Gudaha

Wasaaradda Warfaafinta iyo Jaamacadda Muqdisho oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad

0
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Jaamacadda Muqdisho ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad wada-shaqeyn oo ku saabsan horumarinta warbaahinta,...

Taliyaha Boliiska oo Muqdisho ka daahfuray Mashruuca Nabadda iyo u Hiilinta Haweenka

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Mashruuca Nabadda iyo u Hiilinta Haweenka oo xoogga lagu...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHOWEEYEY DALKA MASAR

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar,...

Munaasabad lagu abaal-marinayo Saraakiishii ka qeyb qaatay sugidda Amniga todobaad xorriyadda oo lagu qabtay...

0
Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ayaa ka qaybgalay Munaasabadda Dhiirragalinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee kasoo shaqeeyay Munaasabadaha Xuska Maalmaha Xorriyadda Iyo...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo safar shaqo ku tegay magaalada Laascaanood

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta safar siyaasadeed ku tagay magaalada Laascaanood, xarunta SSC-khaatumo Ujeeddada safarka ayaa...

Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda

0
Daadad xooggan ayaa ku dhuftay gobolka Texas ee dalka Mareykanka, waxaana ku dhintay tobaneeyo qof oo ay ku jiraan carruur, halka ay jiraan qaar...

Wasiirka Warfaafinta oo Furay Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Qaran

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Maareynta...

Guddiga Qaban-qaabada Todobaadka Xorriyadda oo qabtay xaflad lagu abaal-mariyeen xubnihii ka qeyb qaatay dabaal-degyada

0
-Guddiga Qaran ee Qaban-qaabada Toddobaadka Xorriyadda ee soo agaasimay munaasabadihii waaweynaa ee dalka ka dhacay ayaa galabta qabtay xaflad ay ku abaal-mariyeen xubnihii sida...

Wasiirka arrimaha guddaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Isu Duwaha QM ee Arrimaha Gargaarka

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Isu Duwaha Qaramada Midoobay ee Arrimaha Gargaarka...

Madaxweyne Laftagareen oo dhagax dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed

0
Baydhabo- Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dhagax-Dhigay Xarunta Tababarada Macalimiinta Koonfur Galbeed oo laga Dhisaayo Magaalada Baydhabo ee...