Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo u diray Hambalyo ku aaddan Sanad-Guuradii 82-aad...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Dr. Shariif Sheekhuna Maye, ayaa Hambalyo u diray dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 20ka December,2025.
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho kooban ku tegay magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu...
Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar
Muqdisho(Muqsho):- 20-ka Disember waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee Umadda,gaar ahaan aasaaska Ciidamada Booliska oo ka...
Munaasabada xuska ciidanka Booliiska oo goordhow ka bilaaban doonta Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-waxa maanta oo ah 20-ka Bisha Disember si weyn looga xusayaa dalka xuska maalinta ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo sannad walba la xuso 20-bisha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga...
Cairo:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira si uu uga qeybgalo Shirka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
Addis Ababa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa ee Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Mas’uuliyiin Turki ah
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah Mudane Axmed Xasan Aadan iyo Wasiirka Dekedaha ee XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Ankara ee...
Ciidanka Gorgor oo gacanta ku dhigay daawooyin iyo agab kale oo ku socday khawaarijta
Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/Hoose oo lagu tuhmay qaar kamid ah kooaha khawaarijta...
Dadweynaha oo maanta oo Jimco ah fursad loo siiyay qaadashada kaarka codbixinta
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Muwaadiniinta Soomaaliyeed...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday bukaanno loo qorsheeyay in loo qaado Masar
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo dhowaan ku dhaawacmay dab...










