Guddoomiyaha Doorashooyinka Qaranka oo la dardaarmay howlwadeennada Doorashada
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, iyo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga, Mudane Saadiq Abshir Garaad ayaa xarunta Dhexe ee...
Dhismo casri ah oo lagu soo kor-dhiyay xarunta Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Xoghayaha...
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo kormeer ku tagay Degmada Kaaraan, halkaas oo ay ka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Jamhuuriyadaa Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Hon. Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), oo ay wehliyaan Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray Iskuul Waxbarasho oo loogu talagalay Gabdhaha
Bakool (Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta xarigga ka jaray Iskuul cusub oo waxbarasho oo loogu talagalay...
Senator Muuse Suudi “Dalka wuxuu u jiheystay doorasho qof iyo cod ah, dib dambena...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Waxaa si dar-dar leh degmooyinka Gobolka Banaadir uga socda qaadashada kaarka codbixinta doorashada golayaasha deegaanka, taasoo lagu wado in 25-ka bishan ay ka...
Duqa Muqdisho oo Booqday Qoys Waxyeello kasoo Gaartay Dab ka Kacay Degmada Howlwadaag
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Isbitaalka Digfeer ku booqday xubno ka tirsan qoys waxyeello kasoo...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo ka Qeybgalay Munaasabad isugu jirtay soo-Dhaweyn iyo Sagootin Aas-aaska Ciidanka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo sagootin oo loo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaahira kaga Qayb-galay Shir muhiim ah
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaahira kaga Qayb-galay Shirka Iskaashiga Ruushka iyo Afrika
Qaahira,(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u Hambalyeeyay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa munaasabadda xuska Sanad-guuradii 82-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii...
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo bilaabay wejigii labaad ee ka jawaabidda Abaarta
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiimaddiisu sarreyso oo lagaga arrinsanayay ka jawaabidda abaaraha dalka ka...










