Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo daah-furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay Doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo saaka looga dareeray...

Maqaal. Khadka Tareenka Muqdisho ilaa Jowhar (Qeybta 1-aad)

0
Hordhac Taariikhda Gaadiidka Soomaaliya waxaa ku jira Bog maanta si weyn loo illoobay: Tareenkii Muqdisho–Jowhar, oo xilligii Talyaaniga loo yiqiin Ferrovia Mogadiscio–Villaggio Duca degli Abruzzi....

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay horumarinta Ciidanka XDS

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Taliyaha Ciidanka XDS S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Jeneraal Sahal Cabdulaahi Cumar, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Sarreeye...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo saaka looga dareeray degmooyinka...

Guddoomiyaha SoDMA oo furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Maanta Duleedka Magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay qabanayso Wasaaradda...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO SHAQO KU TAGAY DALKA ITOOBIYA

0
Addis Ababa-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho shaqo oo Hal Maalin ah ku tagay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda...

Safiirka cusub ee Dowladda Turkiga oo shaqadiisa ugu horreysay ku billaabay wadahadallo diiradda lagu...

0
Safiirka Cusub ee Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa xilkiisa Magaalada  Muqdisho ku billaabay Kulan aan rasmi ahayn oo uu la yeeshay...

Guddoomiya SoDMA oo qaabilay qurba joogta Soomaaliyeed

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiska Hay’adda ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday Ururka Somali Diaspora Returnees...

Munaasabad lagu abaal marinayey Dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Edmonton...

0
Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay Munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno iyo Xirfadleyaal isaga kala...