Wararka Gudaha

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa...

0
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagax-dhiggay waddo interlock oo laga hirgelinaayo waaxda Saqaawadiin ee Degmada...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka cusub ee Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Midowga Afrika...

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Midowga Afrika u...

Hawlgal khasaare culus lagu gaarsiiyey Khawaarijta oo ka dhacay Hiiraan

0
Howlgal culus oo Khawaarijta lagu gaarsiiyay khasaare Xooggan ayaa xalay ka dhacay gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanka Tardo. Howlgalka ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in kaalmo samafal la gaarsiinayo gobolka Gedo

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalkii dhawaan ka dhacay gobolka Gedo, ayaa faray ciidanka ka tallaabay xuduudda...

Soomaaliya iyo Kuwait oo kala saxiixday heshiisyo oo kor u qaadaya xiriirka diblomaasiyadeed

0
Kuwait: Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kuwait ayaa maanta oo talaado ah...

Wasiirka Isgaarsiinta oo qaabilay danjiraha Shiinaha

0
Wasiirka wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Maxamed Aadan Macallim ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo is Diiwaangeliyay

0
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta isaka diiwaan-geliyey goobta diiwaan-gelinta codbixiyayaasha ee Degmada Warta-Nabadda ayaa ku ammaanay Guddiga Doorashooyinka Qaranka...

Guddoomiye Muungaab oo qaabilay James Swan

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud...

Habkee u shaqeysaa xarunta soo dhoweynta iyo daryeelka dadka dalka ku soo laabanaya?

0
Ku-xigeenka Xoghayaha 2-aad ee Safaaradda Sweden, David Kollberg, iyo Madaxa Isku-xirka Yurub ee arrimaha dadka soo laabanaya (EURLO), Marwo Vanda Dahlbom, ayaa booqday xarunta...

Dhismaha cusub ee Kumaandooska Gor Gor oo xarigga laga jaray

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar Jeneraal Khaalid ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha cusub ee Taliska...