Soomaaliya iyo Koofur Afrika oo yeeshay wadahadallo muhiim ah
Pretoria: Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta magaalada Pretoria kulan wadahadal laba-geesood ah...
Madaxweynaha Dowlad-Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha...
Baydhbo (Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka oo kala saxiixday Heshiis is Afgarad Iskaashi dhanka Caafimaadka ah
Russia(Wargeyska Dalka):- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XJFS, Mudane Dr. Cali Xaaji Adam, iyo Wasiir-Ku-Xigeenka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Ruushka Mudane Oleg Salagay, ayaa...
Wasiirka Amniga Gudaha XJFS oo guddoomiyay Shir ay yeesheen Guddiga Heer Qaran ee la-dagaallanka...
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Guddoomiyay Shir ay yeesheen Guddi Heer Qaran ah oo dhowaan...
Kulan Muqdisho ku dhexmaray Wasiirka Gaashaandhigga XJFS & Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya u...
Mogadishu, (Wargeyska Dalka)— Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta...
Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray Waddo Casri ah oo laga hirgaliyey Degmada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Waddo Casri ah oo dhererkeedu yahay ku dhowaad...
Wafdi Heer sare ah oo uu horkacayo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Magaalada...
Baydhabo (Wargeyska Dalka) :-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-Bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga...
Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Birmingham UK
Birmingham (Wargeyska Dalka): Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Birmingham ee Caasimadda labaad ee Dalka UK ayaa Maanta si Weyn u soo dhaweeysay masuuliyiin...
Wasiirka caafimaadka oo Geneva uga qaybgalay shirka guddiga fulinta hay’adda WHO
Geneva: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam Abubakar, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay furitaanka...
Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray kulanka Guddiga Difaaca
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Guddiga Difaaca,kaas oo ah madal istaraatiiji ah oo muhiim u ah...










