Dad mudaaharadayaal ah oo lagu dilay Suudaan 2 Saacadood ka hor
Dad Goob joogayaal ah iyo kooxaha gurmadka degdega ah ayaa sheegay in 5 qof oo ka mid ah dadka mudaaharaadayaasha ah la dilay, iyada...
Isbaheysiga Yeman oo sheegay in ku dhawad 200 oo ka mid ah Xuutiyiinta lagu...
Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay fuliyeen 42 weerar oo lagu bartilmaalmeedsanayay Maleeshiyadka Xuutiyiinta ee...
Ciidamada Xoogga dalka oo dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa jab xooggan gaarsiiyay maleeshiyada Al-Shabaab oo isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe ee caasimadda...
Shir gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Burco
Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa shil gaari oo xalay ka dhacay deegaanka Beer ee Bariga Burco, waxaana lasoo sheegayaa inuu jiro khasaare isugu...
Ciidamada NISA oo fashiliyay miinooyin ay argagixisadu ku dhibaateyn rabeen Shacabka
Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal balaaran ka fuliyay gudaha iyo nawaaxiga Degmada Deyniile, gaar ahaan Oodweyne oo...
Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray dhammaan Sanatarada loo doortay Aqalka sare
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaaraha...
La taliyihii madaxweynihii hore maraykanka Stephen Bannon oo dacwad lagu soo oogayo
Lataliyihii mudada dheer ee madaxweynihii hore maraykanka Donald Trump,Mr Stephen Bannon ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu diiday amar maxkamadeed oo ay sameeyeen...
Wasiirka Warfaafinta ee Lubnaan oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu ka tago xilka
Wasiirka Warfaafinta ee Lubnaan George Kordahi ayaa Jimcihii sheegay in uu diyaar u yahay in uu is casilo haddii ay jiraan dammaanad qaadyo ah...
Carruur ku geeriyootay walxo qarxa oo ay ku ciyaarayeen
Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex carruur ah ay ku geeriyootay, halka saddex kale oo hooyada Qoyska ay...
Cabdi Cismaan Xareed oo ku guuleystay doorashada Aqalka sare magaalada Dhuusamareeb
Cabdi Cismaan Xareed ayaa ku guuleystey tartanka doorashada Aqalka Sare ee kursi ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee Galmudug oo maanta ka qabsoontay...










