Wararka Gudaha

Shirka looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Baydhabo

0
Wasiirka amniga gudaha maamulka Koonfur Galbeed Isaaq Cali Subug ayaa guddoomiyay shir looga hadlayay xoojinta amniga,isku furista wadooyinka isku xira deegaanada maamulkaas iyo sidii...

Maamulka gobolka Banaadir oo ka shiray sidii loo kaalmeyn lahaa dadka abaaraha ka soo...

0
Shir ay isugu yimaadeen xubnaha Guddiga ka jawaabista Abaaraha ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay ugu hadleen xaaladaha abaarta dalka gaar ahaan saameynta ay...

Golaha wadatashiga Qaran oo kulan la leh midowga musharaxiinta

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir gudoominaya kulan golaha wadatashiga qaranka ay la leeyihiin midowga Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya. Xubnaha ka socda Midowga Musharixiinta...

Roobab xooggan oo ka da’ay Brazil oo sababay khasaare dhimasho

0
Roobab ka da’ay koonfur bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib markii darbi kusoo dumay doomo marayey haro biyood ku taal goobta...

Wasiirka Gashaandhigga oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso

0
Wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso ayaa yiri “Waxaan maanta kulan miro dhal ah la yeeshey...

Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo kormeerey Ceelbiyood laga qodayo Deegaanka Gosol

0
Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur iyo Mas’uuliyiin  kale ayaa maanta gaaray Deegaanka Gosol ee Gobolka Mudug.Waxayna kormeereen qodista Ceelbiyoodka Deegaanka Gosol oo ay...

Shirka Amniga Garoonka Aadan Cadde oo lagu qabtay Muqdisho

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Farah ayaa maanta Shir guddoomiyay Shirka billaha ah ee Amniga Garoonka Aadan Cadde...

Wasiirka Gashaandhigga oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso

0
Wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo kulan la qaatay Gen. Tadesse Amelo Sieso ayaa yiri “Waxaan maanta kulan miro dhal ah la yeeshey...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maalintii 5aad galay.

0
Madaxda golaha wadatashiga Qaran ayaa maanta oo sabti ah sii amba-qaaday kulankoodii ay diirada ku saarayeen arrimaha doorashooyinka iyo amniga. Madaxda ayaa waxa ay  maanta...

Madaxii hore ee sirdoonka Kazakhstan oo xabsi la taxaabay

0
Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka gudaha ee Kazakhstan ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay qiyaano qaran, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Kazakhstan...