Ciidamada xoogga dalka oo burburiyay fariisimo argagixisada ay ku lahaayeen gobolka Sh/Hoose
Ururka 84-aad guutada 14-oktoobar ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sacadihii la soo dhaafay halkaa ka sameeyay...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka hir-shabeele oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yılmaz.
Madaxweynaha iyo Safiirka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku guuleysatay xallinta caqabad haysatay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah oo kaashanaysa hay’adaha kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal dheer ku bixisay ka jawaabidda iyo xal...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHADKA TALEEFOONKA KULA HADLAY MADAXWEYNAHA GOLAHA MADAXTOOYADA LIIBIYA
Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khadka taleefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibiya Mudane Dr. Maxamed Yuunis Al-Manfi ayaa uga mahadceliyey doorkii uu ka...
Dufcadii 9-aad oo ka tirsan ciidanka xoogga ayaa maanta tababar loogu soo xiray Baydhabo
Cutubyo ka tirsan Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dufcadii 9-aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo waxa tababar ugu soo xiray Taliyaha Qeybta 60-aad...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee...
Guddiga qaban qaabada oo shaaciyay xiliga ay qabanayaan doorashada guddoomiyaha gudddiga FEIT
Guddigii loo xil-saaray qaban qaabada doorashada guddoomiyaha guddiga FEIT ayaa shaaciyay xilliga ay dhacayso doorashada guddoomiyaha guddiga hergalinta doorashooyinka heer Fadaraal.
Golaha Wasiiradda Jubbaland oo ansixiyey heshiis Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda lagashay shirka gaar...
Kismaayo- Madaxweynaha Dowladda goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay qodobo kale duwan.
Kulanka waxaa...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo la kulmay taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cabaas Aamiin Cali.
Wasiirka...










