Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay gebogebada doorashada xildhibaannada Gobollada Woqooyi

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay gebogebada doorashada xildhibaannada labada aqal ee dalka ku matalaya Gobollada Woqooyi, ayaa hambalyeeyay...

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Muqdisho

0
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta labada Aqal ee Gobolada Waqooyi (Somaliland) ayaa maanta qatay doorashada Saddexdii kursi ee ugu dambeeya 46 kursi ee Golaha...

Xildhibaan Samsam Muxumed Cumar oo ku guuleysatay kursiga 243 ee Gobolada Waqooyi

0
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#243 Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen Musharax xildhibaan...

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS oo kulan la qaatay Guddiga Madaxabanaan ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka JFS mudane  Xasan Xuseen Xaaji, ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxabanaan ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa. Wasiirka waxaa wehliyay qaar...

Doorashada kuraasta gobollada waqooyi ee Golaha Shacabka oo maanta la soo gabagabeynayo

0
Guddiga doorahsooyinka gobollada waqooyi ayaa lagu wadaa inay maanta soo gabagabeynayaan doorashada kuraasta golaha shacabka ee barlamaanka 11-aad oo heer gabagabo ah soo gaartay. Guddiga...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (warbixin)

0
Shucuubta dowladaha caalamka aya maanta u dareeray xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ah munaasabad muhiim ah oo loo dabaaldego maalinta Caalamiga ah ee Afafka...

Xafiiska Hantidhowrka oo Sharci daro ku tilmaamay Heshiiska Wasaaradda Batroolka ay la gashay shirkadda...

0
Lifaaqa hoose ka dheeho war-saxaafadeed uu Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka kasoo saaray heshiiska sharci darrada ah ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay la...

Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland oo la kulmay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Puntland

0
Madaxwayne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa warbixino...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

0
Wasiirka Gaadiidka yo Duulista Hawada Soomaaliya mudane Duraan Faarax ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Wakiilka Midowga Afrka ee Soomaaliya Francisco Madeira. Wasiirka iyo Francisco Madeira...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyey in lagala wareegay Barihii Bulshada

0
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa markale shaaciyey in lagala wareegay gacan ku heynta maamulka Barihii Bulshada ee uu isticmaalayey guddiga, sida Website-ka,...