Wararka Gudaha

Guddoomiyaha aqalka sare oo qaabilay Feeryahanad Ramla Cali

0
Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde...

Dowladda oo cambaaraysay falalka lagu carqalaeynayo amniga caasimadda

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay falalka lagu carqaladeynayo amniga caasimadda dalka ee Muqdisho, kuwaas oo dhaawacaya xasiloonida, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay...

Shir lagu qabtay Muqdisho oo looga hadlay doorka haweenka ee dhameystirka dastuurka

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan dadweyne oo looga hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed ee ka-qaybgalka geeddi-socodka dhameystirka...

Wasiir Xoosh oo odayaasha dhaqanka kala hadlay falalka anshax xumo ee kusoo badanaya baraha...

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf (Xoosh) ayaa sheegay in baraha bulshada ay ka socoto dhaqan aan...

Wax ka ogoow Taariikhda Farsamo yaqaankii ugu horreeyay ee Raadiyo Muqdisho (SAWIRRO)

0
Raadiyo Muqdisho waxaa la aas aasay sanadkii 1951-kii, waxaana lagu aas aasay shaqaale iskugu jiray Soomaali iyo Talyaani, maadaama xilligaasi lagu guda jiray xornimo...

Horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta oo lagu dilay Hiiraan

0
Saddex horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo ay ciidamada Hay’adda NISA iyo saaxiibada caalamka ka fuliyeen degmada Moqokori ee...

Madaxweynaha oo u hambalyeeyay boqorka Sacuudi Carabiya

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 95-aad ee maalinta Qaranimada Sacuudiga u diray Xaakimka...

Wasiirka arrimaha dibadda oo New York kula kulmay dhiggiisa dalka Baxrayn

0
New York: Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta oo Talaado ah kula kulmay magaalada New York dhiggiisa...

Shir u dhexeeya wasaaradda duulista hawada iyo Bankiga adduunka oo Nairobi lagu soo gabangabeeyey

0
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada XFS, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa magaalada Nairobi ku soo xiray shir-hawleed ballaaran oo muddo toddobaad ah socday,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madax ka tirsan dowladda Mareykanka

0
New York: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada New York Madaxa Arrimaha Siyaasadda ee Wasaaradda...