Guddiga loo xilsaaray miisaaniyadda Qaranka oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyay
Guddiga KMG ah ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta fadhigoodii koowaad yeeshay, iyagoo iska dhex doortay Guddoonka Guddiga,
Guddigan oo ka...
Madaxweyne Deni iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo ka wada hadlay abaaraha ka jira...
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya, Larry André Jr.
Kulanka ayaa looga hadlay...
Guddoomiyaha Aqalka sare oo maanta furay kulan aqoon is-weydaarsi ah
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Senator, Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeennada Golaha ayaa furay kulan Aqoon is-weydaarsi iyo daraasayn...
Ciidanka xoogga dalka oo dilay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose waxay ku dileen , Xasan Suleymaan Cali ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo gaaray Gelinsoor
Wafdi ballaaran oo ay ka mid yihiin Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caddaaladda,Maxamuud Guure Guuleed, wasiiru dowlaha Caafimaadka, Axmed Mire Faafaale, Guddoomiyaha gobolka Galgaduud, Cilmi...
Wasiir Beyle oo la kulmay madax ka socota hay’adda Caafimaadka Adduunka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS mudane, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kula kulmay wakiilka Xafiiska Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya Dr; Mamunur Rahman iyo mas’uuliyiin...
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo ku...
MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA KULMAY KU-XIGEENKA ARRIMAHA SIYAASADDA EE XOGHAYAHA ARRIMAHA...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Marwo...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo magacaabay Guddiga qaban qaabada Toddobaadka xorriyadda
Ra’iisul wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Gudidda qaban qaabada munaasabadaha toddobaadka xoriyadda.
Maalmaha toddobaadka xoriyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya ayaa u astaysan 26-ka...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha oo la kulmay...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Md C/raxmaan C/shakuur ayaa maanta kulan la yeeshay ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda...










